25.6 C
Mogadishu

Soomaaliya

ISOM oo Kobcinaysa Websites-ka iyo Software-ka Soomaaliya

Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha...

ISOM Digital Solutions: Shirkadda Teknolojiyadda Soomaaliyeed ee Muqdisho

ISOM waa maxay?ISOM Digital Solutions waa shirkad dhijitaal ah oo xarunteedu tahay Muqdisho, Soomaaliya, kana shaqeysa bariga Afrika. Shirkaddu waxay ka caawisaa ganacsiyada inay...

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay doorashadii hordhaca ahayd ee degmada 5aad.

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo markale loolan ugu jirta difaacashada kursigeeda ayaa ku guuleysatay doorashadii hordhaca ahayd… Wararka Soomaaliya Xildhibaan Ilhaan Cumar oo markale loolan ugu jirta...

Trump oo si qarsoodi ah diyaarad u beddeshay safarkii Turkiga; rakaabkii Air Force One ma dabin ayaa laga dhigay?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyey in si qarsoodi ah loogu wareejiyey diyaarad kale markii uu… Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyey in si...

Mareykanka ma wuxuu billaabay inuu dhinac maro DF kadib tallaabadii lama filaanka?

Horraantii bishan Agoosto, taliyaha ugu sarreeya ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika ayaa heshiis amni saxiixay isaga iyo madaxweynaha Puntland — oo ah...

Puntland oo go’aamo ka soo saartay masiibadii deegaanka Madha.

Guddi ka kooban Wasaaradaha Deegaanka, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha, Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Maamulka Gobolka Bari,… Wararka Soomaaliya Guddi ka kooban Wasaaradaha Deegaanka, Beeraha iyo Xannaanada...

Madaxweynaha Puntland oo Gaarey Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Galkacyo ee… Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii...

Shiinaha oo Maraakiib cusub u diraya Gacanka Cadmeed iyo Biyaha Somalia.

Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bisha Agoosto ee sanadkaan waxay tiro maraakiib ah u diraysa gacanta Cadmeed… Wararka Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bisha Agoosto ee sanadkaan...

Sida yaabka leh ee Trump uga baxsaday shirqoolkii Iran ku khaarajin rabtay ee Ankara

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishii hore si qarsoodi ah loogu dhex qariyay konteenar lagu qaado cuntada diyaaradaha, lagana dejiyay diyaaradda Air Force One,...

Maxay goosashada Janan ka beddeli kartaa xaaladda Gedo?

Falcelin iyo hadal-heyn xooggan ayaa ka dhalatay goosashada Cabdirashiid Janan oo mar kale dib ula midoobay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxay garabka...

Cumar Cartan oo caawa taariikh cusub ka dhigaya kubadda cagta Yurub

Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa caawa taariikh cusub ka sameynaya kubadda cagta Yurub, kaddib markii loo doortay inuu dhex-dhexaadiyo mid...

Madaxweyne Zelenskyy oo safiir u magacaabay Somalia

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Yuriy Tokar, oo ah safiirka dalkiisa u fadhiya Kenya, u magacaabay inuu sidoo kale noqdo safiirka Ukraine u qaabilsan...

Recent articles