29.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Ugu yaraan 20 qof oo ku dhintay dhulgariir cabbirkiisu yahay 7.7 oo ku dhuftay Indonesia

Mas’uuliyiintu waxay dadka ku nool xeebaha ugu baaqeen inay u guuraan dhulka gudaha ah ama meelaha ka sarreeya, kaddib dhulgariir ka dhacay meel u...

Burcad-badeedda haysta MT Honour 25, oo afduubku la galay bishii afraad

Xaaladda shaqaalaha saaran markabka shidaalka qaada ee MT Honour 25, oo u afduuban koox burcad-badeed Soomaali ah… Wararka Soomaaliya Xaaladda shaqaalaha saaran markabka shidaalka qaada ee...

Maxamed Ciise Daahir oo Noqday Ardayga Kaalinta Koowaad ka Galay Imtixaanka Qaranka

Maxamed Ciise Daahir Yuusuf ayaa noqday ardayga kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka, isagoo helay 94.14 dhibcood, sida ka...

Aqalka Sare oo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Kala Hadlay Hindise-sharciga Hay’adda Macdanta Soomaaliyeed

Muqdisho: Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Batroolka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Ardayda Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixaanka Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka...

Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday in ciidankeedu sii joogi doonaan Somalia.

Wasiirka Difaaca Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay in Uganda ay ka go’an tahay inay sii waddo joogitaanka… Wararka Soomaaliya Wasiirka Difaaca Kiryowa Kiwanuka, ayaa sheegay in Uganda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khodbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanadguurada aas-aaska maamulka Galmudug, isagoo ka hadlay...

Safiirka Soomaaliya ee Sudan oo waraaqaha aqoonsiga looga guddoomay Khartoum

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Sudan, Danjire Dr. Axmed Jaamac Cumar, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ugu gudbiyay...

Museveni says Uganda’s Somalia mission was solidarity with Ethiopia, not Somalia

MOGADISHU (Somaliguardian) – President Yoweri Museveni has said Uganda’s nearly two-decade military deployment in Somalia was driven primarily by solidarity with Ethiopia – whose...

Somalia: Gen. Jimale Takar rejoins Puntland forces in major blow to Mogadishu

MOGADISHU (Somaliguardian) – Gen. Jimale Takar, commander of the Somali National Army’s 54th Division, has rejoined Puntland’s security forces and agreed that Danab units...

Trump oo sheegay inuu doonayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul Mareykanku leeyahay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul ka tirsan Mareykanka, wuxuuna hadalkiisu noqday mid sii kordhin kara...

Tekmaal.com: Shirkadda Soomaaliyeed ee Hormuudka u ah Tiknoolajiyadda

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala...

Recent articles