26.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya

Kismaayo —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti...

Qaar ka mid ah guryaha Muqdisho oo lagu xirayo kaamirooyinka amni

Muqdisho —  Waxaa magaalada Muqdisho kusii baahaya adeegsiga Kaamerooyinka wax lagula socdo ee lagu xirto goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada.In kasta oo ay dowladdu...

Xildhibaano Golaha Shacabka horgeeyey mooshin ajende

Muqdisho —  Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa horgeeyay golaha mooshin ku saabsan wax ka baddalka ajandayaasha maalmahan...

Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo maalinti labaad galay

Hargeysa —  Waxaa maalintii labaad galay Carwada Buugaagta Hargeysa oo dhowr iyo tobanki sano ee lasoo dhaafay lasoo qabanayay. Qeybti shalay ayaa waxaa lagu soo...

Gargaar la gaarsiiyey Xudur oo ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Xudur —  In ka badan 600 oo qoys oo kamid ah barakacayaasha ku ku nool magaalada go'doonsan ee Xududr ee gobolka Bakool ayaa shalay...

Barn. Martida Makarafoonka: Axmed Cabdullaahi Kaboole

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku tahay Axmed Cabdullaahi Kaboole oo ka faallooda arrimaha...

Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka...

Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada...

ATMIS oo ‘baareysa’ dil dad rayid ah loogu gaystay Buulomareer

Hawlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay baarayaan eedo loo jeedinayo ciidankooda oo ah in ay ku lug lahaayeen dil...

Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay

Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay bandhigga buugaagta oo 17-kii sannadood ee u dambeeyey si joogta ah loogu qabanayay Hargaysa. Bandhiggan waxa ka...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Recent articles