26.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay

Jigjiga —  Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed...

Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey

Garoowe —  Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe,...

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay hawlgal ka dhan maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab...

Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba

Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa qeybtii labaad ee wareysi aan la yeelanay...

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland,...

Shir lagu heshiisinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Luuq

Luuq —  Degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaa ka socda shir nabadeed oo xal looga gaarayo dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo halkaasi...

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland

Garoowe —  Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka

Dhadhaab —  Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu...

Jubaland oo sheegtay in la fashiyey saddex weerar oo ay soo qaadeen Al-Shabaab

Kismaayo —  Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar...

Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe

Muqdisho —  13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo...

Aragtida Soomaalida Minnesota ee ka haridda Biden ee tartanka

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa iyaguna firkradahooda iyo aaraa'dooda ka dhiibtay, go'aanki uu madaxweyne Biden shalay ku gaaray...

Recent articles