Barnaamijka Xiisaha leh ee Caweyska Washington

0
152


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) la yeelatay hal-abuure Cabdixamiid Xasssan (Cabdixamiid Celcelis).


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here