25.1 C
New York

Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Published:

[ad_1]

Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada sida weyn diinta ugu fidiyey Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdicasiis Barrow.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img