25.6 C
Mogadishu

Tag: geeriyooday

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Gudoomiyahii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo geeriyooday

Columbus —  Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

Cayaaryahan hore, Cantar Jeenyo oo geeriyooday

Muqdisho —  Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo...

Wariye Cabdirasaq Xaaji Siraad oo geeriyooday

Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa xalay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, wariyihii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC, Cabdirasaq Xaaji...

Madaxweynihi hore ee Somaliland oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee, waxaa xalay fiidkii magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magac dheeraa Siilaanyo. Axmed...

Ganacsade Xaji Xareed Yarow oo geeriyooday

Khamiistii waxaa magaalada Kismayo lagu aasay, Xaaji Xareed Yaroow oo ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan gobollada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismayo. Marxuumka ayaa...

Ganacsade Sharif Dhagaweyne oo geeriyooday

Dubai —  Allah ha u naxariistee, waxaa shalay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta lagu aasay, Ganacsade Maxamuud Axamed Maxamuud oo ku magac dheeraa "Sharif Dhagaweyne". Marxuumka...

Axmed Cilmi Guure oo geeriyooday

Waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa duuliyaashi hore ee shirkadda Somali Airline.Axmed,...

Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada...

Maxamed Cusmaan Jawaari oo geeriyooday

Muqdisho —  Allah ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh...

Recent articles

spot_img