19.9 C
New York

Ganacsade Sharif Dhagaweyne oo geeriyooday

Published:


Dubai — 
Allah ha u naxariistee, waxaa shalay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta lagu aasay, Ganacsade Maxamuud Axamed Maxamuud oo ku magac dheeraa “Sharif Dhagaweyne”.
Marxuumka ayaa ka mid ahaa ganacsatada ugu caansanaa Soomaaliya, Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqaadir Samakaab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img