21.2 C
New York

Qaar ka mid ah guryaha Muqdisho oo lagu xirayo kaamirooyinka amni

Published:


Muqdisho — 
Waxaa magaalada Muqdisho kusii baahaya adeegsiga Kaamerooyinka wax lagula socdo ee lagu xirto goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada.In kasta oo ay dowladdu markii hore amartay in goobaha ganacsiga lagu rakibo, haddana waxaa jira dad si iskood ah guraha ugu xirta, kadib markii ay dareemeen kaalinta ay Kaamerooyinku ku leeyihiin sugidda amniga.Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img