22.9 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Axmed Cabdullaahi Kaboole

Published:


Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku tahay Axmed Cabdullaahi Kaboole oo ka faallooda arrimaha amniga oo ka hadlaya hubkii dhowaan lagu qabtay waqooyiga gobolka Galgaduud. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img