24.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

Ex-Google employees say we need ‘an Android-like moment for AI’

Hugo Barra, Google’s former VP of Android product management, announced Wednesday that he is leading a new startup with aims to develop an...

Windows 11 remains the driver of growth in PCs, not AI

There’s been a lot of talk about AI PCs this year, but has it actually delivered on its promise? A new analysis from...

Shirka Heritage oo lagu soo geba-gebeeyey Jabuuti

Jabuuti —  Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey guddiga doorashooyinka

Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka dhallinyarada oo yaraaday

Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka dhallinyarada oo yaraaday Barnaamijka Dhallinyarada ee Toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo sanadihii dhowaa aad u yaraaday...

Beeralleey cagafyo loogu qeybiyay Bosaso

Boosaaso —  Qaar ka mid ah beeralleyda gobolka Bari ayaa todobaadkaan la guddoonsiiyay cagafta lagu falo beeraha, si loogu dhiirrigeliyo wax soo saarka beeraha...

Shirka Heritage ee Jabuuti oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Jabuuti —  Kaddib laba maalin oo ay dhaceen doodo wax ku ool ahaa oo ay aragtiyadoodu ku soo gudbiyeen ka qeybgalayaasha, ayaa maanta oo...

OpenAI’s Sora was leaked in protest over allegations of ‘art washing’

OpenAI OpenAI’s unreleased Sora video generation model was leaked Tuesday by a group protesting the company’s “art washing” actions, per a post from X...

There’s a new way to use ChatGPT on your iPhone. Here’s how it works

There is a new way to access ChatGPT on Apple’s iPhone and iPad. As reported by MacRumors, the latest version of the ChatGPT...

Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo

Muqdisho —  Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda Jubaland

Kismaayo —  Waxaa gobolka Jubada Hoose laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo militari.Dowladda Somaaliya ayaa shalay ciidamo diyuurado ku geysay deegaanka Raas Kambooni oo...

Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe

Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed...

Recent articles