24.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Shirka Heritage ee Jabuuti oo galay maalinti labaad

Jabuuti —  Shirka sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee ka socda magaalada Jabuti ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa sanadkaan waxaa...

Runway can now mimic everything from 35mm disposable cameras to ’80s sci-fi

AI startup Runway, makers of the popular Gen-3 Alpha image generator, debuted a new foundational model that “excels at maintaining stylistic consistency while...

Dowladda Federaalka oo ciidamo ka dejisay Raas Kambooni

Kismaayo —  Ciidamo Miltari ah oo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado ay ka dejiyeen deegaanka Raas Kambooni oo magaalada Kismaayo...

Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro...

Shirka ka hortagga tacaddiyada loo gaysto haweenka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga daah-furay ololaha 16-ka maalin ee ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka. Munaasabadda caasimadda lagu qabtay ayaa waxaa lagu...

Wariye Cabdirasaq Xaaji Siraad oo geeriyooday

Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa xalay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, wariyihii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC, Cabdirasaq Xaaji...

Shirka sannadlaha ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

Jabuuti —  Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, waxaa saakay oo Axad ah ka furmay Shirka Sanadlaha ee ee Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Shirkaan...

Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay

Muqdisho —  Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo...

22 qof oo Soomaali ah oo ku dhintay xeebaha Madagascar

Muqdisho —  Illaa 22 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay markii dooni ay la socdeen kula degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagascar, sida...

Wareysi: Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka, Maxamed Shiil

Muqdisho —  Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay. Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan...

BFS oo tallaabo kale u qaaday doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka xisbiyada iyo doorashooyinka dalka, kaasi oo ay usoo gudbiyeen golaha wasiirada.Sharciga...

Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir

Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlaya heerka...

Recent articles