25.9 C
New York

Wareysi: Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka, Maxamed Shiil

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay.
Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan ay dowladdu dhistay oo aan laga talo-galin saxaafadda madaxa bannaan.
Haddaba wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa arrimahan ka wareystay wariye Maxamed Shiil Xasan Shiil oo ah guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img