24.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii...

Maxay hadda qabtaan ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Waaheen?

Hargeysa —  Dhawaan ayaa lagu wadaa in dib loo furo Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaasi oo gubtay muddo hadda laga joogo laba sano...

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Baydhaba

Baydhaba —  Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ku qabtay shir looga hadlayey arrimaha amniga iyo xaaladaha bani’aadannimo.Shirkaasi ayaa waxaa sidoo kale...

Dowladda federaalka iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay shaqaaqo ka dhacday Kismaayo

Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga...

Martida Makarafoonka: Garyaqaan Amiin Haaruun

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Caweyska Washington: Fankii Xaliima Khaliif Cumar (Magool)

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku...

Barakacaal gaaray Bay oo xaalado adag wajahaya

Barakacaal gaaray Bay oo xaalado adag wajahaya Read More

Nearly six months later, you can finally try out Windows 11 Recall

After a tumultuous initial reaction and months of reworking, Microsoft is finally releasing the first preview of its controversial Recall feature today. If...

Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka...

Soomaaliya oo heshay qalab casri ah oo hawada lagu maamulo

Soomaaliya oo heshay qalab casri ah oo hawada lagu maamulo Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya ayaa dhameystirtay la-wareegida qalab loogu talo-galay hagista diyaaradaha...

Recent articles