Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...
Maamulka Koonfur Gaqlbeed ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta dajiyay duleedyada Magaalada Baydhabo, si ay uga hortagaan weerarada kooxda Al Shabab ku soo qaadaan...
Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo...
Hargeysa —
Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...