Beeralleey cagafyo loogu qeybiyay Bosaso

0
154



Boosaaso — 
Qaar ka mid ah beeralleyda gobolka Bari ayaa todobaadkaan la guddoonsiiyay cagafta lagu falo beeraha, si loogu dhiirrigeliyo wax soo saarka beeraha ee dalka.Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray, Yuusuf Maxmuud Yusuf.

No media source currently available

Pop-out player


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here