28.9 C
Mogadishu

Author: Wararka.so

Laba sano kadib maxaa u qabsoomay madaxweyne Xasan Sheekh?

Muqdisho —  Toddobaadkan waxaa laba sano ku beegan oo ay kasoo wareegtay markii la doortey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka madaxtinnimada Soomaaliya mar...

Maalgashiga qurbe-joogta ee Soomaaliya oo sii kordhaya

Muqdisho —  Sanadihii u dembeeyay waxaa kordhayay xaddiga dadka qurbe joogta ah ee maalgashiga ku sameynaya Soomaaliya. Dhinaca kale dowladda ayaa sheegtay in aan la...

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay fatahaado laga cabsi qabo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aaddan halista ka imaan karta fatahaado laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobka...

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib...

Wicitaanka Dhageystaha: Sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh

Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa soo diyaariyay,...

Maxakamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhageysiga kiiska Sayidcali

Muqdisho —  Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa sheegtay inay soo gabagabaysay dhagaysiga racfaanka kiiska Sayidcali Macallin Daa'uudd oo maxkamad heer gobol ah horey...

Warbixin ku saabsan fatahaado ku dhuftay magaalada Doolow

Xilli laga cabsi qabay saamaynta roobabka laxaadka le ee gu’ga ee ka curtay Soomaaliya ayaa wararka ka imaanaya dagamda Dooloow ee gobolka Gedo...

Muxuu yahay warka weyn ee kasoo kordhay shirkadda Apple iyo taleefannadeeda Iphone-ka

, 2024-05-12 04:24:45 , AppleQoraalka sawirka, Hoos u dhaca ballaaran ee ku yimid Apple12 Maajo 2024Warbixin dhawaan la soo saaray, ayaa sheegeysa...

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii...

Martida Makarafoonka: Ma tahay wakhtigii UNSOM ay Soomaaliya ka bixi lahayd?

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Aadan oo ah madaxa fulinta hay'adda Farsight...

Barn. Caweyska: Abwaan Baashe Bogeeye

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan sheeko qosol leh oo...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Recent articles

spot_img