Wicitaanka Dhageystaha: Sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh

0
166



Barnaamijka Wicitaankaa Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; sannad-guurada labaad ee dib u doorashadii madaxweynaha xilligan ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).

No media source currently available

Pop-out player


Read More