22.6 C
New York

Barn. Caweyska: Abwaan Baashe Bogeeye

Published:


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaadna ku maqli doontaan sheeko qosol leh oo ku saabsan dhaqammada isdiidan ee Soomaalida qurbaha iyo kuwa gudaha ku nool. Waxa kale oo aad maqli doontaan Abwaan Baashe Xuseen Maxamuud (Baashe Bogeeye). Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img