Martida Makarafoonka: Ma tahay wakhtigii UNSOM ay Soomaaliya ka bixi lahayd?

0
161


Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Aadan oo ah madaxa fulinta hay’adda Farsight Africa, horeyna usoo noqday la-taliye sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa noo diyaariyay, soona jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Blue).


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here