24.6 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Faah-faahin ku saabsan heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo...

Fallanqeyn ku saabsan heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee...

Daraasad ku saabsan nidaamka shaqaaleysiinta Soomaaliya

Muqdisho —  Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo...

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya.Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay...

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...

Soomaaliya oo saxiixday axdiga ka-hortagga dambiyada abaabulan

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu saxiixday, Axdiga Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee ka hortagga dambiyada abaabulan,...

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo doortay guddoon

Muqdisho —  Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha ee Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoon cusub, kaas oo guddigan ku hoggaamin...

Ma guuleysan karaan dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya?

Muqdisho —  Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Sabtdii ku dhawaaqay in isaga, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganada iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka...

Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan markab laga leeyahay Turkiga uu si...

Ruto oo sheegay in madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wada hadlayaan xiisadda u dhaxaysa

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC)...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey guddiga doorashooyinka

Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

Recent articles

spot_img