[ad_1]
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya.Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, waxaa warbixintan ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
[ad_2]
Read More

