23.4 C
New York

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo doortay guddoon

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha ee Soomaaliya ayaa maanta iska dhex doortay gudoon cusub, kaas oo guddigan ku hoggaamin doona howsha loo igmaday ee la xiriirta qabashada doorasho qof iyo cod ah.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img