24.4 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Itoobiya oo iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya

Addis-Ababa —  Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada...

Ileyska: Caqbadda Tamarta ee Horumarka Soomaaliya

WASHINGTON —  Soomaaliya waxay wajaheysaa caqabad weyn oo ku aaddan ka faa’ideysiga iftiinka qorraxda badan ee ay leedahay ama tamarta la cusboonaysiin karo, taasoo...

4 arrin oo Sharma Boy uu uga duwan yahay fannaaniinta kale

, 2024-12-23 07:58:13 , Sharma Boy26 Juunyo 2022Waa la cusbooneysiiyay 23 Disembar 2024Fannaanka da‘da yar ee lagu magacaabo Sharmarke Abdinasir Mohamed, oo...

Maxay ka dhigantahay guusha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada?

MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan. Haddaba,...

Xulka Soomaaliya ee U-17 oo gaaray guul muhiim ah

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa 1-0 uga adkaaday xulka Sudan, kaddib markii ay isaga horyimaadeen ciyaar ka tirsan...

Sanad kadib maxay la kulmeen ganacsatada Muqdisho ee lagu amray in ay xirtaan Kaamiradaha CCTV?

, 2024-12-22 16:24:01 , Maxamed Gabobe22 Disembar 2024Ganacsatada ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ku sugan xaalad cakiran.Dowladda ayaa ku...

Booliska Soomaaliya oo u dabaal-degay sanad-guuradiisa 81-aad

Booliska Soomaaliya ayaa maanta xusay sanad-guuradooda 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliiska. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta booliiska ayaa sheegay...

Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

Muqdisho —  Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ATMIS ayaa waqtigu ka dhamaanayaa bisha 31-ka December, waxaana billaaban doona...

Gudoomiyahii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo geeriyooday

Columbus —  Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga...

Erdogan oo booqanaya Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis...

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...

Recent articles

spot_img