24.9 C
New York

Booliska Soomaaliya oo u dabaal-degay sanad-guuradiisa 81-aad

Published:

[ad_1]

Booliska Soomaaliya ayaa maanta xusay sanad-guuradooda 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliiska. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta booliiska ayaa sheegay in loo baahanyahay in kor loo qaado awoodda dhismaha ciidanka si loo helo ciidan khibrad leh.
Warkan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img