26.8 C
New York

Soomaaliya oo saxiixday axdiga ka-hortagga dambiyada abaabulan

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu saxiixday, Axdiga Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee ka hortagga dambiyada abaabulan, kaas oo loo soo gaabiyo (UNTOC).Soomaaliya ayaa noqotay dalki u danbeeyay ee ku biira heshiiskaan. Waxaa heshiiska qalinka ku duugay, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Maclin Fiqi.Haddaba, maxay tallaabadani ka dhigantahay, su’aashaasi iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab oo Washington jooga uu weydiiyay, Maxamed Muqtaar, wasiirkii hore ee Wasaaradda Batroolka Soomaaliya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img