MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska baddalin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, ee dhinacyad horumarinta amniga...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay markii ugu horreysay xaqiijisay in ciidamada cirka ee Itoobiya ay toddobaadkan duqeyn la beegsadeen fadhiisimo ay Al-Shabaab ku...
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale uu soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa dhowaan ku heshiiyey tirada ciidamada qeybta ka noqonaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga...
New York —
Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran, iyada oo malaayiin qof ay la tacaalayaan gaajo iyo macaluul.
Warbixin cusub oo...
MUQDISHO — Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khuburada ku taqasustay cilmiga dhaqaalaha, ayeey ku soo bandhigeen faa'iidada iyo khasaaraha ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish.
Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi...