24.7 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

QM: 4.4 milyan oo qof ayaa halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya

Muqdisho —  Ku dhawaad 4.4 milyan oo qof ayaa halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun, gaar ahaan abaarta awgeed, sida lagu sheegay warbixin...

Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu garaacay Al Shabab

MUQDISHO — Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeelaha Dhexe lagu...

Soomaaliya oo wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran

New York —  Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran, iyada oo malaayiin qof ay la tacaalayaan gaajo iyo macaluul. Warbixin cusub oo...

Dhacdooyinka; Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya

Dhacdooyinka; Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee...

Goorma ayuu furmaaa kalfadhiga baarlamanka Soomaaliya?

Maalinta Arbacada ah ee soo socota ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga lixaad ee labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo la filayay inuu...

Rag looga shakisan yahay burcad badeed Soomaali ah oo qafaashay doon

, 2025-02-11 19:27:18 , MOHAMED DAHIR32 Daqiiqadood ka horKoox looga shakisan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa gacanta ku dhigay...

Doon laga leeyahay Yemen oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Eyl —  Koox la tuhunsan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday dooni kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay, meel u dhow xeebta...

Mustaqbalka lacagaha la isugu diro telefoonnada ee Soomaaliya

MUQDISHO — Cilmi-baaris ay dhawaan sameeyeen qaar ka mid ah khuburada ku taqasustay cilmiga dhaqaalaha, ayeey ku soo bandhigeen faa'iidada iyo khasaaraha ay...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaallada ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish. Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi...

Faaqidaadda: Maal-gashiga qurbo-joogta ee Soomaaliya

Faaqidaadda: Maal-gashiga qurbo-joogta ee Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta. Read More

Khamiis, Feb 6 , 2025-Trump oo qorsheenaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xariira dagaalka ka dhanka ah Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ah oo ay maanta yeesheen kaga hadlay xaalada guud...

Recent articles

spot_img