24.6 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Read More

Shirka Xeer-ilaalinta Soomaaliya oo maanta lasoo gaba gabeynayo

Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Doodihii...

Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya. Dowladda ayaa sheegtay in shirkan looga hadlayo la dagaallanka iyo ka...

Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee...

Faaqidaadda: Ma la xalin karaa khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; ayada oo muddo xileedka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh uu sii dhammaanayo, welina ay jiraan khilaafyo...

Bandhigga VOA: Baaxadda dhimashada abaarihii Soomaaliya

Bandhigga VOA: Baaxadda dhimashada abaarihii Soomaaliya Read More

Soomaaliya oo kireysatay shirkad xiriir la leh Trump

Washington —  Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump...

Rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya oo is-afgarad saxiixday

Rugaha ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday is-afgarad la xiriira ganaciga labada dal ka dhaxeeya, gaar...

Qalliinka wadnaha furan oo marki ugu horreysay laga sameeyay Soomaaliya

MUQDISHO — Isbitaal Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay marki ugu horreysay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, kaas oo ay dadka Soomaalida intooda...

Faaqidaadda: Khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, iyo sababta mar kasta keenta khilaafka noocan ah xilliga...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo cusub

Qaahira —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada...

Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

Recent articles

spot_img