24.6 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Talaado, Jan 21, 2025-Madaxtooyada Soomaaliya oo shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh la guddoon siinayo abaalmarinta Hoggaaminta Madaxweynimo ee Afrika

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qeyb galaya Shirweynaha...

Kalluumeysatada Soomaaliya oo wajahaya caqabado dhanka saadka ah

Muqdisho —  Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida. Dhibaatooyinka ayaa waxaa...

Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Addis-Ababa —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda...

Shirka garsoorka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto. Shirka oo uu furmay...

Mucaaradka oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay heshiiska Itoobiya

Muqdisho —  Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay...

Adeegyada caafimaadka Soomaaliya oo horumar sameynaya

Muqdisho —  Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah...

Talaado, Jan 14, 2025-Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah

Booliska Soomaaliya oo Qaraxyo Xalay laga maqlay Muqdisho ku tilmaamay miinooyin dheemish ah ...

Markabkii Shiinaha ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ‘oo la sii daayey’

Muqdisho —  Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay Isniinta maanta ah in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaas oo lagu afduubtay meel ka...

Millatariga Soomaaliya oo la wareegay amniga Baladweyne

Beledweyne —  Ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya ayaa la wareegay amniga magaalada Baladweyne, maalmo yar kaddib marki la qaaday isbaarooyin yaallay qeybo ka mid...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in ay soo celiyaan xiriirkooda

Addis-Ababa —  Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan oo kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah iyada oo loo...

Somalia in 2025: A Nation at a Crossroads

Somalia enters 2025 at a critical juncture, marked by promising economic growth, historic political reforms, persistent security challenges, and ongoing humanitarian needs. This comprehensive...

Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya

Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay colaad beeleedyada sii kordhaya ee ka taqaan qeybo ka...

Recent articles

spot_img