26.6 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

New York —  James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka...

Ardayda Ceel-dheer oo 33 sano kadib ka qeybgalaya imtixaannada shahaadiga Soomaaliya

Ceel-dheer —  Magaalada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud waxaa tan iyo bishii Jannaayo ee sannadki hore ee 2023-ki gacanta haya Dowladda Soomaaliya, kaddib marki ay...

Soomaaliya iyo EAC oo wadahadallo ku yeeshay Nairobi

Nairobi —  Kulan wadatashi ah oo muddo asbuuc ah ka socday magaalada Nairobi ayaa ergo ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrika...

Wareysi: Dhibaatada cudurka Cataract ee Soomaaliya

Muqdisho —  Sannad waliba Bisha June ayaa dunida laga sameeyaa wacyi-galin ku aaddan halista cudurka indhaha u yeela caadka ee loo yaqaan Cataract. Haddaba Cudurkan...

Imtixaanka Shashaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilowday Soomaaliya

Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Muqdishu ka daah furay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024-ka....

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la tartiibiyo bixitaanka ATMIS

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in la tartiibiyo qorshaha ay Soomaaliya uga baxayaan ciidamada nabad ilaalinta ee Afrikaanka ah ee ATMIS ee Soomaaliya...

QM: Haweenka Soomaaliya waxay weli wajahayaan tacaddiyo jinsi

Muqdisho —  Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda

Kampala —  Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah. Sii-hayaha safiirka...

Soomaaliya oo looga dabaal-dagay munaasabadda Ciidul-Adxaa

Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta...

Cuba oo diiday war Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya

Havana —  Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo Cuban...

Faaqidaadda: Sida looga faa’iideysan karo kheyraadka kalluunka Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kheyraadka kalluunka badda Soomaaliya iyo sida looga faa’iideysan karo oo suuq gayn caalami ah...

Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya

Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay kursiga...

Recent articles

spot_img