[ad_1]
Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta Ciidul-Adxaa.
Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa si isku mid ah hambalyo ku aaddan munaasabadda ciiddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.
[ad_2]
Read More

