[ad_1]
Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ay dhowaan ku guuleysatay.
[ad_2]
Read More

