27.5 C
New York

Wareysi: Dhibaatada cudurka Cataract ee Soomaaliya

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Sannad waliba Bisha June ayaa dunida laga sameeyaa wacyi-galin ku aaddan halista cudurka indhaha u yeela caadka ee loo yaqaan Cataract.
Haddaba Cudurkan oo sababa indho la’aan ayaa dhibaatada uu ku hayo qeybaha Bulshada iyo qaabka lagu daweyn karo waxa uu wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay agaasimaha Isbitalka Indhaha ee Mustaqbal, Dr Cabdisamad Xasan Haye.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img