25.2 C
New York

Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda

Published:


Kampala — 
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah.
Sii-hayaha safiirka ayaa ka hadlay xiriirka diblamaasiyadeed ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda. Wuxuu arrimahaasi uga warramay, wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yasin Ciise Wardheere.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img