24.7 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Madaxda Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo qodobo ku heshiiyey

Asmara —  Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen magaalada Asmara waxay...

Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara ee...

Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara...

Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda 2025

Muqdisho —  Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga doodaya miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025-ka iyo xisaab xirka miisaaniyaddii sanadkii hore,...

Markab sahmin doona shidaal oo u shiraacday xeebaha Soomaaliya

Istanbul —  Sabtidii shalay, waxaa si rasmi xeebta Isatnbul ee dalka Turkiga uga soo shiraacday markabka sahminta iyo cilmi baarista gaaska iyo saliidda ee...

Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee Washington?

Washington —  Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee...

Shirka Soomaaliya iyo dalalka QUINT oo ka dhacay Washington

Washingto —  Magaaladan Washington waxaa todobaadkan ku sugnaa wafdi ka socday dowladda Federalka Soomaaliya oo ka qeyb galayay shir ku saabsan arrimaha ammaanka Soomaaliya.Shirkan...

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?

Washington —  Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...

Bandhigga VOA: Fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya, ayada oo toddobaadkan Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey...

Shirka maalgashiga beeraha Soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya. Muhiimadda...

Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM

New York —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo...

Ifraax Axmed oo nooga warrantay xaaladda gudniinka fircooniga ee Soomaaliya

Xaaladda gudniinka fircooniga ee gabdhaha yar-yar ee Soomaaliya ayaa wali ah caqabad haysata Soomaalida, inkastoo ay jirto wacyigalin xooggan, haddana gabdhaha baadiyaha fog...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka khudbeeyay Shirka Golaga Guud ee QM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay khudbad ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ra'iisul Wasaaraha ayaa...

Recent articles

spot_img