25.2 C
New York

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka khudbeeyay Shirka Golaga Guud ee QM

Published:


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay khudbad ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo arrimo ay ka mid yihiin dhibaatada ka taagan Gaza. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img