Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eritrea. Saddexdan madaxweyne ayaa u muuqda ku sameysanaya xulufo ku aadan xaaladda Geeska Afrika.

0
163



Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eritrea. Saddexdan madaxweyne ayaa u muuqda ku sameysanaya xulufo ku aadan xaaladda Geeska Afrika.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here