24.7 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo tallaabo ka qaadeysa hubka lagu haysto Muqdisho

Muqdisho —  Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inay dambi tahay in hubka qeybihiisa kala...

Jeneral Asad Cusmaan oo loo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliya

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo loo...

Wareysi: Fiqi oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

New York —  Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud...

Soomaaliya oo caalamka weydiisaneysa taageero dhanka caafimaadka ah

Muqdisho —  Wafdiga Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ee ka qeyb-galaya kulanka QM ee New York waxaa ka mida wasiir ku-xigeenka caafimaadka.Wasaaradda caafimaadka ayaa hay’adaha caalamiga...

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee siyaasadda Soomaaliya

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee siyaasadda Soomaaliya Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee siyaasadda Soomaaliya. Read More

Wareysi: Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya

New York —  Magaalada New York waxaa ka soconaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo Talaadadii shalay ay si rasmi ah u...

Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

Muqdisho —  Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay...

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo...

Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo ayiday xukunkii lagu riday Sayid-Cali Macallin

Muqdisho —  Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen...

Turkiga oo maraakiib dagaal u diraya Soomaaliya

Ankara —  Sida ay daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Turkiga, xukuumadda Ankara ayaa qorsheyneysa in ay xeebaha Soomaaliya u dirto markab dagaal oo...

Recent articles

spot_img