Dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo bahda caafimaadka ayaa si weyn u bogaadiyay tallaabadii Axaddii lagu daahfuray xarunta bankiga dhiigga ee Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Haddaba muhiimmada...
Ankara —
Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...
Washington —
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka...
Nairobi —
Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida...
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya iyo tiro-koobkii ugu dambeeyey ee laga soo saaray. Waxaan...
Waxaa xal laga gaaray khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo sababay in la hakiyo fadhiga baarlamaanka.Haddaba sida...