Qaahira —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiisyada Soomaaliya ay la gashay Masar ee ka caraysiiyey Itoobiya, iyo xiisadda sii kordheysa...
Muqdisho —
Dadka ka faallooda arrimaha amniga ayaa ifafaallo wanaagsan ka muujiyay tallaabo dowladda Soomaaliya ay ku howlgalisay adeegga numberka gaaban ee 888 ee...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan suurta-gal aheyn in HAWADA dalka ay gacan kale u maamusho Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen...
Muqdisho —
Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood ka yeeshay duruufaha nololeed iyo caqabadaha ay wajahayaan maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee Muqdisho.Doodda...
Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...
Ku soo dhowaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku eegeyno, laba sano ka dib waxqabadka dawladda Soomaaliya, waxyaabihii ay ka gaabisay iyo...