21.4 C
New York

Siyaasiyiin iyo aqoonyahan falanqaynaya heshiiska Soomaaliya iyo Masar

Published:


Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jiray muran iyo doodo badan oo ka dhashay heshiiska amni ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, taasoo qeybaha bulshada ka sakow ay siyaabo kala duwan uga hadleen xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya.
Haddaba Heshiiskani saameynta uu gobolka ku leeyahay iyo sida loo arko imaanshaha ciidamada Masar ee Soomaaliya ayaa waxaa aragtidooda ka dhiibtay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ku sugan magaalada Muqdisho.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img