ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti

0
156



Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo yabooha dekadda ay Jabuuti ay u sameysay Itoobiya si xiisaddan xal looga gaaro.Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

No media source currently available

Pop-out player


Read More