Muqdisho —
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka.Qodobbada muhiimka ah ee laga dooday waxaa...
Muqdisho —
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal hayntii ka dhalatay khariidad uu ka maqan yahay magaca maamulka HirShabelle oo lagu soo...
Muqdisho —
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan ciidamada Ethiopia oo qeyb ka noqda howlgalka cusub ee ATMIS bedelaya ee...
Ankara —
Wasiirka Tamarta Turkey Alparslan Bayraktar ayaa sheegay in markabka sahminta shidaalka ee Oruç Reis uu ku sii dhowaanayo xeebaha Soomaaliya, halkaasi oo...