22.9 C
New York

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan gelisay mamnuucista bacda

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Taliska Booliska ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray ku sheegay, in laga billaabo Axadda maanta ah la mamnuucay isticmaalka bacaha ay dadka ku adeegtaan, ciddii aan u hogaansamin amarkaasna tallaabo sharci ah laga qaadi doono.Sioo kale Taliska Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyay dad ay u soo qabteen in ay jabiyeen amar lagu mamnuucay in ku dabaaldagista rasaasta. Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo haaya Cabduqlaadir Maxamed Mursal.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img