Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo halis ku ah hamiga Turkiga ee Geeska Afrika

0
161


Ankara — 
Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda Soomaaliya, gaar ahaan saliidda.
Laakiin sida uu Dorian Jones ka soo warinayo Istanbul, xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa halis gelinaysa hamiga Ankara ee gobolka Geeska Afrika.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aaden.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here