More

    Tag: shidaal

    Wareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir...

    Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari

    Jigjiga —  Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn...

    Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan markab laga leeyahay Turkiga uu si...

    ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga...

    Markab sahmin doona shidaal oo u shiraacday xeebaha Soomaaliya

    Istanbul —  Sabtidii shalay, waxaa si rasmi xeebta Isatnbul ee dalka Turkiga uga soo shiraacday markabka sahminta iyo cilmi baarista gaaska iyo saliidda ee...

    Soomaaliya oo markii u horreysay laga billaabayo shidaal qodis

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo...

    Halista deegaan ee ka iman karta markab shidaal oo Xuutiyiintu ay ku weerareen badda cas

    Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab...

    Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

    Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii...