Wareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?

0
190


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday.
Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa VOA-da u sheegay in boqolkiiba toddobaatan la dhameeyay sahminta shidaalka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa dhanka kale wuxuu dhawaan heshiis dhinaca shidaalka iyo macdanta ah la galay dalka Azerbaijan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wasiirka weydiisay safarkii uu dhawaan ku tegay dalka Azerbaijan iyo heshiisyadii uu la soo galay.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here