More

    Tag: Muqdisho

    Sabti, Apr 19, 2025-Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

    Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ...

    Sabti, Apr 19, 2025-Degmooyin ka tirsan Muqdisho oo maanta looga dareeray diiwaan galinta cod bixiyaasha

    Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Degmooyinka Xamarweyne, Boondheere iyo Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaawday diiwaan galinta cod bixiyaasha golaha...

    Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

    MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray...

    Bandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan

    Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro...

    Mareykanka oo ka digay weeraro iyo qaraxyo ka dhici kara Muqdisho

    Muqdisho —  Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni oo degdeg ah, oo ku saleysan xog sirdoon oo la isku halleyn karo...

    Barakacayaasha Muqdisho oo ka walaacsan cunto yari

    Muqdisho —  Qoysas barakac ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Daayniile ee magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan xaalad cunto-yari ah iyo dayacaad...

    Warbixin gaar ah oo ku saabsan taariikhda Dr. Maxamed Yuusuf oo Muqdisho lagu aasay

    Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu aasay Dr. Maxamed Yuusuf oo ahaa dhaqtar muddo dheer ka shaqeynayay caafimaadka & waxbarashada dalka oo dhowaan ku...

    Maxay ka dhigan tahay booqashada Abiy ee Muqdisho?

    Muqdisho —  Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Booqashada...

    Abiy Ahmed iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Muqdisho

    Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Khamiista maanta ah gaaray Muqdisho si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas...

    Muqdisho: Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed

    Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u...

    Booliska oo Muqdisho ka billaabay dagaal ka dhan ah maan-dooriyaasha

    MUQDISHO — Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Macalim Mahdi ” Qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxaa lagu bixiyaa lacago 70kun ilaa 80kun gaaraya”

    Macalim Mahdi " Qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxaa lagu bixiyaa lacago 70kun ilaa 80kun gaaraya" ...

    Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

    Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya. Dowladda ayaa sheegtay in shirkan looga hadlayo la dagaallanka iyo ka...

    Muqdisho diyaar ma u tahay doorasho qof iyo cod ah ?

    MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ay waday dadaalo la xiriira sidii guud ahaan dalka looga qaban lahaa doorashooyin qof...

    Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay ajaaniibta

    Muqdisho —  Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la'aanta, waxana sidoo kale Boolisku...

    Muqdisho oo lagu Daahfuray Qalliinada Wadnaha

    Isbitaalka Kalkaal ee ku yaala Muqdisho ayaa sheegay in maanta uu daah-furay qalliinada wadnaha kuwaasi oo inta badan dadka awoodda u leh ay...