26.7 C
New York

Muqdisho: Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed

Published:

[ad_1]

Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo loo haysto.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda, Cabdulqaadir Abdulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img